DAAWO SAWIRRADA+Akhri: Shil Naxdin Leh oo Maanta Hargeysa Ka Dhacay Iyo Mucjisada Ilmo Yar Iyo Hooyaddii Oo Ka Samatobaxay

0
25

DAAWO SAWIRRADA+Akhri: Shil Naxdin Leh oo Maanta Hargeysa Ka Dhacay Iyo Mucjisada Ilmo Yar Iyo Hooyaddii Oo Ka Samatobaxay

Hargeisa(Hubaal/Ramaasnews):-Waxa goor dhawayd ka dhacay gudaha magaalada Hargeysa shil baabuur oo sababay khasaare hantiyeed.

Shilkan baabuur ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Hargyeysa gaar ahaana agagaarka hudheelka Ambasaddor ee magaalada Hargeysa.

1-3-tileGaadhigan dhacay ayaa waxa uu ahaa gawaadhida Raaxada ee loo yaqaan Mark 1100 (one Ten) , waxaana gaadhigan dhacay watay  xaqiijiyeen goob joogayaal goobta gaadhay gabadh iyo ilmo yar oo ay dhashay,waxaana ay gabadhani ku dagdagaysay madaarka magaalada Hargeysa.Shilkan baabuur Ayaan sababin wax khasaare nafeed ah marka laga reebo jugo yar oo soo gaadhay gabadha iyo burburka gaadhiga.Gabagabadiina maalmihii u danbeeyey waxa soo badanayay shilalka baabuur,kuwaas oo sababaya khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba.

Hargeisa Muqaalka Shil Aad U Argagax Galiyey Bulshada iyo Sida Aaney Waxba ugu Noqon Hooyo ilmaheedii oo Saarnaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here