Xaafad Kamid Ah Magaaladda Hargeysa Oo Uu Xanuunka Shuban Biyoodku ka Dilaacay Iyo Tirada Dhimashada Uu Sababay

0
20

Xanuunka shuban Biyoodka ayaa ka dilaacay xaafadda Cakaara ee magaalada Hargeysa,waxaana xanuunkan u jiifa laba qof oo caruur ah,waxaana sidoo kalena xanuunkan u geeriyooday wiil 13 jir ah.

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa ku hawlan sidii ay u dabar jari lahayd xanuunkan Shuban Biyoodka ah ee ka dilaacay xaafada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here