Xukuumadda Oo Ka Hadashay Banaanbax Ay Saaka Dhigeen Shacabka Xaafad Hargeysa Ku Taalla Oo Ka Cabanayey Nin Lacago Ka Urursada

0
9

Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex Cabdilaahi Jibriil Gaaxnuug (Buraale) ayaa ka hadlay mudaharaad ay shaaka dhigeen shacabka xaafadda Kaydka Biyaha ee Naasa Hablood ee magaalada Hargeysa isla markaana ay kaga cabanayeen nin lacago ka urursada dhib badana ku haya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here