FADEEXAD!!! Siyaasi Abiib Timacad Oo Dadkii Gobolka Gabiley Ee Soo Dhaweeyay Waftigii Murrashax Muuse Biixi Ku Tilmaamay Garac Laga Soo Guray Hargaysa

0
307

Fadeexadii Abid Ugu Waynayd Ee Siyaasi Abiib Timacad Oo Dadkii Gobolka Gabiley Ee Soo Dhaweeyay Waftigii Murrashax Muuse Biixi Ku Tilmaamay Garac Laga Soo Guray Hargaysa + Quusta Wadani Ka Taaganyahay Gabiley + Galaafashada Intaa Leeg Ee Midhadhkii Taageersanaa Xisbiga Wadani Uu Usoo Jiiday Abiib Timacad Iyo Reer Gabiley Oo Afka Gacanta Ka Saaray

Dadka Maalintii Dhawayd Soo Dhaweeyay Waxay Ahaayeen Orfanihii Hargaysa Dadkii Ayna Cidi Dhalin Ee Hargaysa Laga soo Uruuriyay Kuwaasi Ayaa Wajaale La Geeyay Oo Geedbalaadh La Geeyay Kuwaasi ayaa Allaybaday Oo Aanay Waligood Arag La Geeyay Oo Markii Gaajodii Ku Dishay La Iskaga Soo Celiyay Hargaysa Markii Laga Dhamaystay Ujeedadii Laga Lahaa ,,,,,,,,Siyaasi Abiib Timacad Halkan Ka Daawo Muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here