31-ka May: Saddex Dhacdo Oo Is Barkan Xusuus Gaar Ahna Ku Leh Qulubta Umadda Somaliland

0
1

31-ka May: Saddex Dhacdo Oo Is Barkan Xusuus Gaar Ahna Ku Leh Qulubta Umadda Somaliland

1_ Waxay ahayd malin uu inaga  baxay  mujaahid Adan shine oo uu gob kula geeriyooday mujaahid siyaad oo ka mid ahaa macalimintii dugsiga Farah Omar.

 

 

 

2- Waxay ahayd dhacdadii gudagalkii  dalka ee dagaalka lagala hortegey Taliskii  naxarista darnaa ee aan dad iyo duunyo kala reebin laguna tuuray heeryadii gumaysiga.

 

 

 

3-Waxay ahayd dhacdo kale oo taariikhi ah  oo dhacday kalana  cadaysay in aanay gorgortan geli karin gooni isu taaga  Jamhuuriyadda  Somaliland,  Aftidii shacabka laga qadayna codka Haa la yidhi  97% .

 

Isagoo noqday  distoor lawada leeyahay oo qaran, qabil iyo qoysba ku badhaadhay dhamaanteed bulshadu walaaha ahi khalad iyo saxna kala saaray.

 

 

 

Waxa beenowday oo aan rabaa inaan hosta ka  xariiqo halkudhayo ay fidin jireen dhangagalayashu iyo kuwii Somaliland kasoo horjedey oo ahayd (waa shaadh nin loo tolay oo lagu qiyaasay,  Xataa kuwii sida lahaa ayuu shaadhkii leekaaday) waxaan leeyahay halayska jiro hadalada xanafta leh ee umadda kala fogaynaya uur ku taaladana reebaya.

 

 

 

Waxaan salaamayaa dhammaan shacabka Somaliland gudo iyo dibedba.

 

Waxaan si gaara u salaamayaa ciidanka qaranka oo aan leeyahay weligiin jira oo jooga.

 

 

 

Ramadan karim

 

Wa bilahi tawfiq

 

Marwo Kaltum

SHARE
Article horeHUBAAL KA DAAWO: Dhoolatusyo Cajiib ah oo Ay Soo Bandhigeen Ciidan Cusub Oo U Qalin Jabiyey Qaranka Somaliland
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here