HUBAALMEDIA.COM
“Abwaaniinta Xasan-ganey iyo Hadraawi, Horta Waxba noomay reebin, Oo Nimanka ay Boobeen Waa Annaga, Waxa [Suugaanta] Aanu Wadnaa waa ururis ee Cabdiyoow…”
January 31, 2017 - Written by admin

DAAWO: Cabdi Good oo Su’aallo Uu Hor-dhigay  Jilleyaasha Sooraan Iyo Jawaan Kala Kulmay Jawaabo Mutaxan Oo Duraya   Barnaamijkiisa Abla-ableynta Af-soomaaliga+Yuusuf Shaacir Oo Isu Daayay

 

“Abwaaniintaas hore ee Xasan-ganey iyo Hadraawi,  Horta Nimanka ay Boobeen Annagay Ahaayeen [Waayo] Waxba noomay reebin, Annagu Xaabxaab ayaanu sii wadnaa oo waa ururis ee Cabdiyoow haddaad doonayso wixii [suugaantii] hore  nimanka naga boobay weeye”. Sidaas waxaa yidhi Ibraahim Ismaaciil Sugulle (Sooraan) oo ka jawaabayay Su’aal uu Weriye Suugaan dhaadhi Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Cabdi Good) si wada jir ah u weydiiyey isaga  [sooraan] iyo saaxiibkiisa ay mataanka ku yihiin dhinaca jilista ee Ciise Cabdi Jaamac (Jawaan), kuwaas oo waraysi wada jir ah ku siiyey magaallada Hargeysa.

WAraysigan oo aad u xiiso badan isla markaana  hordhiciisa lagu baahiyey degelka muuqaallada ee Youtube-ka oo HUBAAL Media soo xigtay waxaa sidoo kale  uu Weriye Cabdi Good wax kaga weydiiyey labadan majaajileyste arrimo xiiso leh oo ay ka mid yihiin goortii ay saaxiibeen,  halkii ay isku barteen, xidhiidhkoodu nooca uu yahay, saamaynta ay labadooda dabeecadood ku yeelatay wada jirkooda iyo jilista maadaysyada ay bulshada u soo bandhigaan.  Haddaba, Waraysigan oo qaab googoos ah u dhigan ayaa su’aalaha qaarkood aanay la socon jawaabahooda oo waa laga gooyayay qaybtan iyada oo dib loogu dhigay qaybo dembe oo soo socda.

Haddaba, Muuqaalka waraysigan oo dhamaystiran halkan ka daawo.

Fiiro Gaar Ah: Saddexdan Is Warayssanaya Waxaa Fadhiga Ku Wehelinaya oo isagu aamusnaan ku astaysan Abwaan Yuusuf Shaacir

vlcsnap-2017-02-01-00h05m52s335

vlcsnap-2017-02-01-00h06m00s542

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews