DAAWO SAWIRRADA+AKHRI: Madaxweyne Biixi Oo Furay Mashruuc Xog ururin  Ah Oo Ku Saabsan Tirakoobka Hantida Ma Guurtada Ah ee Dalka

0
3

DAAWO SAWIRRADA+AKHRI: Madaxweyne Biixi Oo Furay Mashruuc Xog ururin  Ah Oo Ku Saabsan Tirakoobka Hantida Ma Guurtada Ah ee Dalka

 

Hargeysa (Hubaal) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 01-09-2018, Daah-furay Xog Ururinta iyo Tiro-koobka Hantida Maguurtada ah ee Dawladda oo ay wasaaradda Hawlaha guud, dhulka iyo guryeyntu ka samayn doonto gobolada Somaliland oo dhan.

 

Xogtaas oo noqon doonta mid lagu keydiyo hantida dawladdu leedahay ee ma guurtada ah, waxaana munaasibadaasi oo lagu qabtay qasriga Madaxtooyada Somaliland ka soo qayb-galay, Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, dhulka iyo guryeynta, Mudane Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi, La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada, Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan, Agaasimaha Wasaaradda Hawlaha guud, dhulka iyo guryeynta, Md. Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur, Agaasimaha Madaxtooyada JSL, Md, Maxamed Cali bille, masuuliyiin kala duwan iyo hawl-wadeenada wasaaraddaasi.

SHARE
Article horeHoggaanka UCID Oo Ka Jawaabay Hadallo Kasoo Yeedhay Ismaaciil Buubaa Oo Saameeyey Ciidammada Kala Duwan Ee Somaliland
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here