6 Maalmood Oo Loogu Daray Qabashada codsiga Barnaamijka Shaqo-Qaran

0
1

WARGELIN  MUHIIM AH:

Iyadoo la tixgelinayo codsiga ka imanaya gobolada qaarkood ee ku saabsan dhinaca wakhtiga arji xeraynta, waxa la go’aamiyay in wakhtiga codsiga qabashada barnaamijka lagu daro 6 maalmood oo kale. Kuwaas oo ka bilaabmaya Sabtida 24/11/2018 kuna eeg Khamiista 29/11/2018.

Sidaa darteed, waxa dhalinyarada reer Somaliland lagu boorinayaa inay ka faa’iidaystaan mudada dheeraarka ah ee la siiyey.

Allaah Mahad Leh.

Maxamed Xuseen  Cismaan

Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran

SHARE
Article horeSOMALILAND: Hayadda Shaqaalaha Oo Shaacisay Kaalmo Shaqo Oo Dawladda Ka Bannaan Iyo Gobollada laga qaadanayo
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here