HUBAALMEDIA.COM
Aasaasaha Shabakadda Wikileaks Julian Assange Oo Internetka Laga Xidhay
October 18, 2016 - Written by admin

wikileaks-founder-julian-assange

Quito:(Hubaal)-Wikileaks ayaa ku eedeysay dawladda dalka Ecuador in ay Internetka ka xidhay ninka asaasey ururkka Wikileaks Julian Assange oo deggan Safaaradda Ecuador ee magaalada London.

Wikileaks ayaa la xidhiidhisey sababta Assange looga xidhey Internetka kadib amrkii hay’adoodu ay daabacdey Emailo laga xadey Musharaxa Xisbiga Dimqoraadiga Hillary Clinton.

 “Waxaan caddeyneynaa in maamulka Ecuador ay ka xidhey Internetka Julian Assange, maalintii Sabtida saacaddu markey ahayd 17:00,” sidaas waxaa barta Twitterka ku yidhi Wikileaks.

julian Assange ayaa deganaa gudaha safaarada Ecuador ee magaalada London muddo afar sano ah, kadib markii denbi looga soo oogay dalka Sweden, Booliska Ingriiska ayaa isku dayey xiliga uu baxsanaayey in ay u dhiibaan dalka Sweden oo looga shaki qabo in ay u gudbin doonaan Maraykanka oo aad u raadinaya asaasaha Wikileaks.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews