Abtirsiimaddii Muuse Boqor Eedde Nimankii‏. by Sacad Cali Kaahin plucky

0
57

Saaka waxa dalka ka beryay waa siyaasadeed oo aad u adag waxana samada iyo laxaha dhexdoodda Isku shareertay siyaasadii xiinka iyo xurgufda badnayd xisbiga kulmiye dhexdiisa caadada u ahayd

Hadaba saaka waxaan doonayaa inaan xoogaa taariikha ka sheekeeyo oo sarbeeb u badan

Xisbiga kulmiye waxa mudo gudoomiye kasoo ahaa Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ah

Imika M/weynaha dalka oo isagu jagadaas ku hantiyay magaca xisbiga balse waxa jiray rag aad ula soo Halgamay oo iyaguna sugaayay wakhtigooda isla markaana waxay u samreen inuu maruun jaaniskooda  Ay ka faa.iidaystaan

Hadaba inaga oo weli dhexqaadayna maqaalka oo aan soo gebagebayn waxan doonaya inaan dhextaal uga Dhigo tuduc gabay oo uu leeyahay AHN Abwaan Dacar Ibraahim waxana uu yidhi

ABTIRSIIMADII MUUSE BOQOR EEDDE NIMANKIIYE

ADIMADDA CAGII LAGA JAR-YOO KU ORDDI MAAYAANE

INDHII MADAXA WAA LAGA RIDOO WAX ARKI MAAYAANE

ISMA AAMUSEEYEE HAWEEN WA ISLA OOYAANE

AGOONTA IYO MAATIDA AYAY KA AMBAN TAARIIKHDU

AYAAN ARARTA UGU XOOGSADEE MAANAN TIRIYEEN

Hadaba isaga oo halkaas dhigay suugaan mugleh abwaanku ayaa anigan saaka waxaan tuducaas usoo qaatay xaaladdo Taagan oo ay kamid yihiin arimahaan kor kusoo xusnay ku saabsan siyaasada hadab Siilaanyo waxaan leeyahay Habeenkii waligiiba ha dheeraadee waxa la sugaa waa waaga Muuse iyo Mujaahi Maxamed-na waxaan leeyahay waar Is muujisee hayna biyo dhiijinina taas waxaan u leeyahay maaha inaan u dardaar werinaayo mujaahidiita laakiin

Waxan uga jeedaa waar idinkaa mindida daab keedii hayee haw yaacina Qoladan maanta ordaysee leh xisbiga

Nalooga dambayn maayan Buus dhaha iyo weliba khara

 

by Sacad Cali Kaahin plucky

Qalin Ku Difaac Gruop

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here