Af-hayeenka WADDANI oo Xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyey inay iibsatay hawadii Somaliland islamarkaana ay dayacday qadiyadii gooni-isutaaga

0
29

HALKAN KA DAAWO: “Waxay ila tahay inay xukuumada Siilaanyo ay iibsatay qadiyadii Somaliland,shirkadaha shidaalka ee ay heshiisyada la gasho waxaa laga amraa Caasimada Soomaaliya” Ibraahin Mahdi Buubaa

Afhayeenka Xisbiga Waddani Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa ayaa Xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyey inay iibsatay hawadii Somaliland oo hadda wixii ka dambeeya Muqdisho laga xukumi doono, islamarkaana ay dayacday qadiyadii gooni-isutaaga oo hada Somaliland la mid tahay Maamul Goboleed.

mahdi buubaa

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here