AF-HAYEENKA WW&S OO URURADA WADDANIGA AH UGU BAAQAY IN AY KU DAYDAAN URURKA GAAROODI

0
1

AF-HAYEENKA WW&S OO URURADA WADDANIGA AH UGU BAAQAY IN AY KU DAYDAAN URURKA GAAROODI

Hargaysa, Maarj-28-03-2019-(Hubaal)- Af-hayeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Md. Cabdilaahi Ibraahim X. Xasan ayaa ugu baaqay ururada waddaniga ah ee ka jira Somaliland, in ay ku daydaan ururka waddaniga ah ee gaaroodi. sidaa waxa uu ka sheegay mar uu ka hadlayey munaasibad wasaaradda waxbarashadu kula wareegaysay masuuliyada dugsi hoose dhexe ah oo ku yaala deegaanka bali Ismaaciil Yoonis oo ka tirsan degmada Sabowanaag.

SHARE
Article horeMadaxweyne Biixi Oo Isku Shaandhayn ballaadhan Sameeyay + Wasiirradii Warfaafinta & Gaashaandhiga Oo Seeftu Qaaday
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here