HUBAALMEDIA.COM
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Kalluumaysiga Oo XAdhjiga Ka Jaray Dhismaha Hotel Casri Ah Oo Loogu Magac Daray Hargeisa GATE WAY
July 6, 2017 - Written by Mustafe Faro

HARGEYSA:  Daawo Sawirrada Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Kalluumaysiga Oo XAdhjiga Ka Jaray Dhismaha Hotel Casri Ah Oo Loogu Magac Daray Hargeisa GATE WAY

Hargeysa (Hubaal) – Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badaha Somaliland Dr. Fu’aad Cabdisalaan Xasan ayaa Maanta xadhiga ka jaray Hotel Cusub oo laga hirgeliyey magaallada Hargeysa, kaasi oo loogu wanqalay Hargeisa Gate Way.  Wanqasha Hotelkan oo xafladdiisa lagu qabtay isla xarunta dhismahaasi oo ku yaalla xaafada Jameecadda ee degmada Maxamuud heybe ee magaallada Hargeysa waxaa si wada jir ah u maalgeliyey isla markaana mulkiyadiisa wada leh Maayarkii hore ee caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir iyo Muwaadin Cabdiraxmaan Sh. Cali Sahal waxaana ka soo qayb galay furitaankiisa masuuliyiin kala duwan Ganacsato, Madax-Dhaqameed, Suxufiyiin, Masuuliyiin xilal ka hayaa Xukuumadda, Iyo Marti sharaf kale .

Kahor khudbado ay mulkiileyaasha hotelkani ka jeediyeen madasha waxaa isagu ereyo kooban oo bogaadin ah halkaasi ka jeediyey islamarkaana xadhiga ka jaray dhismaha Agaasimaha guud ee wasaaradda Kalluumaysiga Dr. Fuaad Cabdisalaan Xasan oo Muwaadiniinta Hotelkan maalgeliyey ku tilmaamay kuwo ku dayasho mudan oo bilic ku soo kordhiyey caasimadda Hargeysa iyo guud ahaanba dalka.

Waxaa Halkaasi ka hadlay Mulkiilayaasha Hudheelkaasi Eng Xuseen Maxamuud Jiciir Iyo C/raxman Sheekh Sahal, Waxaanay sheegeen in Hudheelkani ka koobanyahay Afartan Qol oo Hurdo ah, iyo qeybtii Cuntada oo ay ka shaqeenayaan Hawl-wadeen Adeeg Hufan Siinayaa Macaamiisha .

Sidoo kale Waxay sheegeen in Hudheelkani uu shaqaalaysiiyay shaqaale Kor u dhaafaya 50-Ruux, iyagoo halkaas-na ka ballan-qaaday in ay Hudheelku uu noqon doono mid ay ku diirsadaaan Bulshada Reer Somaliland .

Maayirki Hore Caasimadda Eng Xuseen Jiciir oo dul istaagay Magacaa Hargaysa Gate-Way ayaa sheegay in Macnaha magacani xambaarsanyahay uu yahay Halkii Hargaysa laga soo galay, Maadaama Hudheelku uu ku yaallo halkii laga aasaasay Hargaysa oo ah Xaafadda Jameeco-Wayn Ee Hargaysa .

Waxaa iyaguna halkaasi ka hadlay Muj Xasan Guure, Oday Cabdi Laangadhe, Suxufi Maxamuud Ducaale, Suxufi Idiris Xasan Cigaal Iyo Haldoor Kale, Waxaanay Dhamantood soo dhaweeyeen Hudheelka Cusub ee Hargaysa Gate-Way .

Ugu danbayn Waxaa Halkaasi ka hadlay oo soo xidhay xafladdan Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Duulista Hawada Mudane Cumar C/laahi Aadan, Waxaanu gacmo-furan ku soo dhaweeyay Hudheelkan Cusub Ee Hargaysa Gate-Way Hotel .

 

IMG_0813

IMG_0820
1

4

3

2

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews