ALF…ALF.. MABRUUK: Abwaano, Suxufiyiin Iyo Asxaab HAMBALYO & BOGGAADIN U Diraya, Siciid Cabdi Xadhigle & Raxma Cali Muxumed Oo Meherkoodu Hargeysa Ka Qabsoomay

0
1

بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما في الخير او بالخير

Akram Rashiid Cabdi, Khadar Aadan Abokor, Siddiiq Maxamed Burmad, Xasan Dhuxul Laab-saalax, C/laahi Xasan Ganey, Marwaan Sulub Cabdi, Maxamed Ismaaciil Xandule, Ayaanle Axmed Herer, Maxamed C/laahi Qaalib, Khadar Maxamed Cakule, Xasan Maxamed Yuusuf, C/qaadir Dacar, Xamse Caydiid, Xawaadle Axmed, Mustafe Maxamuud Axmed, Xamse Maxamed C/laahi, Sakariye faysal, Maxamed C/laahi Sh Cismaan, Jimcaale Aw Cali, Cabdi Almis, Safwaan Maxamuud, ilma Cabdi Xadhigle, C/casiis Cali Nuur, Maxamed Jirde.

Dhammaan bahda suxufiyiinta, Bahda Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-galinta. Iyo Ehelka iyo asxaabtaasiba, Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka:

Siciid Cabdi Xadhigle & Raxma Cali Muxumed

Oo Meherkoodu Ka Dhacay 22/02/2020 Maansoor Hotel Hargeisa, Waxaanay leeyihiin noqda qoys waara, ubad khayr qabana kala hela. Aamiin. Aamiin. Aamiin. ‎بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما في الخير او بالخير

SHARE
Article horeXisbiyada Mucaaridka Somaliland [UCID & WADDANI] oo Sabtida Maanta ah Shir Ka Yeelanayaan Xaaladda Dalku Marayo
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a Somali journalist, writer and cameraman. Now Mustafe is the chief editor of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He was former the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com/mustafefaro@hotmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here