ALIF…ALIF..MABRUUK: Dhammaan Asxaabtani Waxay Hambalyo Iyo Boggaadin U Dirayaan Mustafe Jaamac Koosaar Iyo Hana Axmed Nuur Oo Meherkoodu Ka Qabsoomay Magaaladda Hargeysa

0
35

Hanbalyo Ku Socta Boqorka Mustafe Jaamac Koosaar Iyo Boqorada Hana Axmed Nuur Oo Meherkoodu Ka Dhacay Huteel Alloore Ee Magaalada Hargaisa

Dhamaan Magacayada Halkan Ku Qoran Waxay Hanbalyo Aan La Soo Koobi Karin Udirayaaan Mustafe Iyo Marwadiisa Hana

         1.Sakariye Sh Mohamed Abdi (Jaylaani)

        2.Mohamed siciid gaaxnuug

  1. maxamed ibaraahin xasan (British)
  2. Mubaarig cabdi qaybdiid
  3. Cabdi fataax xasan xuseen
  4. yaasin balbalaadhshe
  5. 7.yaasiin cawil xaaji cali
  1. ismail ibaraahim xirsi
  2. mukhtaar mohamed husein
  3. ismail maxamed maxamud
  4. 11.cabdi qani daahir geele
  1. mustafe mamxaed cigaal
  2. 13.cabdi mahad cilmi
  3. 14.maxamed badal xaamud
  4. 16 cabdi qani axmed gaas
  5. 17.naasir maxamed dheeman
  1. axmed haadi cawil

pizap.com14197748009781Dhamaan Asxaabta Magacoodu Halkan ku Qoran Yahay Waxay Hanbalyo Meher Wacan Udirayaa Lamaanaha Mustafe Jaamac Koosaar Iyo Marwadiisa Hani Amxed Nuur Oo Meher Koodu Ka Dhacay Magaalda Hargaisa Gaar Ahaan Huteel Allore Ee Magaalada Hargaisa .

Waxaanay leeyihiin Noqda Kuwii Aqal Galkooda Ku Gaadha Bash Bash Iyo Barwaaqo Ubad Khayr Qabana Kala Hela .

Waxanay Idiinka Udcaynayaan Ducadii Nabigeena Suuban Ugu Ducayn Jireen lamaanaha Baarakalaa Lakum  Waabark Calyka Wa Jamaca Baynkum Bilkayr

Aamiin Aamiin Aamiin

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here