HUBAALMEDIA.COM
“Aniga Ciidagale Aakhiro Ii Raaci Maayee Camalkaygaa Ii Raacaya, Maantana Innaga Oo Carruurteena Iyo Mustaqbalkeena Ka Fikirayna Ayeynu Wixii Jiraba Soo Afmeeri Doonaa”
August 21, 2016 - Written by Mustafe Faro

 Eng. Faysal Cali-Waraabe.

faysal_kj1Hargeysa:(Hubaal)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa si weyn u hogo-tusaaleeyey dedaalka xukuumaddu ugu jirto inay meesha ka saarto tabashada ay qabaan beelada deegaanada bariga dalka, waxana uu xusay in isku duubnida iyo wada-jirku yahay waxa horumarka lagu gaadhi karo.

Eng. Faysal Cali-waraabe o ka hadlayey shirweyne uu madaxweynuhu fadhiyey oo lagu qabtay deegaanka Adhi-cadeeye ee gobolka Sool, ayaa isagoo kaftaya, isla-markaana dadweynaha reer Sool la hadlaya ka sheekeeyey odhaahyo xiiso leh oo la isla dhex mari jirey xilligii uu xisbiga KULMIYE iyo madaxweyne Siilaanyo u halgamayeen inay talada waddanka qabtaan, waxana isagoo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi,“Markii aanu qolada Kulmiye mucaaridka wada ahayn waxa la odhan jirey ilaa qolada Habarjeclo xukunka qabato Dhulbahante iman maayo, taasina waxa ay ka ahayd sababihii ay codka ku heleen, laakiin dhulbahante waaba sii fogaaday, waase ilaahay mahadii haddii ilaahay madaxweyne Siilaanyo cimrigiisa ku simay dadkii oo midaysan.”

Faysal Cali-waraabe oo hadalkiisa sii wata, ayaa shacabka gobollada Bariga kula dardaarmay inay aakhiradooda ka fikiraan oo wax kasta oo umadda dhibaato ku haya ku beddelaan wanaag iyo isu soo dhawaansho,“aniga ciidagale Aakhiro ii raaci maayee camalkaygaa ii raacaya, maantana inagaa carruurteena iyo mustaqbalkeena ka fikirayna ayeynu wixii jiraba soo afmeeri doonaa.”

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews