“Anigu Waxaan U aqaan KULMIYE, Foostadii Jeel Magnuunka Ooli Jirtay Ee Gunta la’ayd,ee Dadka Waalan La Odhan Jiray Buuxiya,ee Maalinba Qofka Miyirsadaa Odhan jiray Waar…”

0
13

HALKAN KA DAAWO: Mujaahid Cali Guray Oo soo dhaweeyay wadahadaladii Jabuuti ka dhacay.

Cali Guray waxa uu sheegay in Wasiir Xirsi,Guddoomiye Baashe iyo xildhibaan Cali Mareexaan aanay qadiyada Somaliland waxba ka garanayn,oo loo baahan yahay in xukuumaddu ay la tagto miiska lagu wada-hadlayo rag qarnaqsan karo.

Xisbiga Kulmiye-na waxa uu ku sifeeyay xisbi qofku markuu ku caqliyaysto uu iskaga tagayo

HALKAN KA DAAWO INTAA IN KA SII FAAH-FAAHSAN OO CALI GURAY KA HADLAY

CALI GURAY

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here