HUBAALMEDIA.COM
Axmaaro Ku Dibad Baxaysa Dowladda Itoobiya
August 1, 2016 - Written by Mustafe Faro

Tobanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay maagalada Gondor ee dalka jaarka nala ah ee Itoobiya maanta.BANAAN-BAX

Dadka isugu soo baxay dibad baxaa  ayaa la sheegay inay ka cadheysan yihiin qaabka shaqo ee dawlada Itoobiya guud ahaan iyo weliba inay deegaan ay leeyihiin qowmiyada Amxaaro hoos geysay maamulka Tigray.

Dadkaa mudaaharaadka ka qeyb galaya ayaa ka dalbanaya dawlada dalkaa ee uu hoggaamiyo xisbiga EPRDF inay ka laabato go’aankaa ay dhulal aan islahayn isku maamul kaga dhigtay.

EPRDF ayaa waxaa u badan qowmiyada Tigre. Sidoo kale xisbigaa oo markii hore jabhad ahaa ayaa sanadkii 1991 ka tuuray xukunka Madaxweynihii dalkaa Mingistu Xayle Maryam oo dabadeed asagu u cararay dalka Zimbabwe.

Haatan oo mudaaharaadku weli socdo ayaa dawlada dalkaasi sheegeysaa in in ka badan 10 qof ay ku dhinteen rabshado dhex maray dibad baxeyaasha iyo ciidamada booliska.

Muranka dhulkaa la hoosgeeyay ismaamulka Tigray balse qowmiyada Amxaaro sheeganayso ayaa taagnaa dhowrkii asbuuc ee tagay.

Magaalada Gondor ayaa dhacda waqooyiga Itoobiya.

Muran dhulka kusaabsan ayaa sidoo kale horraantii sanadkaan ka dhex dhacay dawlada Itoobiya iyo qawmiyada Oromada kadib markii dawladu ku soo ballaarisay ama kusoo fidisay caasimada Addis gobolka Oromiya qawmiyadaana ay arinkaa diiday kana dhiidhiday.

Tobanaan qof ayaa ku dhintay rabshado dhex maray qawmiyada Oromada iyo biliiska kadib dibad baxyo kuwa hada socda la mid ahaa oo waqtigaa ay dhigtay qawmiyada Oromada.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews