HUBAALMEDIA.COM
“Ayeeyo; Xirsiyoow, Waxa ay reer Caynabo Xasuusan Yihiin Mindidii Aad Dhabarka Kaga Dhufatay Madaxweynaha” – MArwo Rooda Cabdi Muuse
May 8, 2017 - Written by Mustafe Faro

Hargeysa (Hubaal) – Siyaasad Rooda Cabdi Muse Oo ka tirsan Saraakiisha Xisbiga Kulmiye ayaa qoraal ay ku baahisay barteeda Facebook ku sheegtay Sababta ay bukaanka Caynabo u Diideen Dawadii Igu Sawirta Ahayd,  sheegtayna in xirsi bilaa abaal yahay, Reer Caynabo ay yihiin dad soo jeeda oo xasuusan inqilaabkii Xirsi kula kacay xukuumada M.weyne Siilaanyo, Doonayana inuu mar labaad ceebayn iyo cambaaray shaadh mucaawino xidhan uu la dhexyimaado Caynaba. Waxaanay tidhi:

“Xirsiyoow ayeeyo, Horta abahaa ayaan habaryar dhaw u ahay. Adiguna awoow ayaad ii tahay runtii laakiin bilaa abaal ayaad tahayoo abaal laawe ehel lagama dhigto ayay Somalidu tidhaa. Reer caynaba waxay xasuusanyihiin mindidii aad dhabarka ka galisay madaxwayne axmed silanyo Ee ilahay ka badbadiyay, Intuu godob kuu galay la ogaa. Walaahi xiligaa aniga oo mucaarid ah ayaan marba naxaayay markaan arko Wasiir is casilaya. Halka mucaaridka kale ee Wadani ku farxaayay dawladii xirsi rabay in uu rido. Kolkaa Bukaankii dhakhtarka caynaba ayaa iska diiday In ay dawadaada liqaan xirsaw”

Xirsi iyo Rooda

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews