Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Mamnuucay In Lacagaha Lagu Kaydsado Xawaaladaha

0
1

Hargeysa (Hubaal) Bàanka Dhexe ee Somaliland ayaa mamnuucay in lacagaha lagu kaydsado xawaaladaha. Balse waxa dadka loo fasaxay inay lacagtooda dhigtaan Baanka Dhexe ama Bangiyada kale ee gaarka ah. waxa kale oo wareegtada uu baanku soo saaray maanta lagu faray in xawaaladdaha ay ka dhacday ruqsadu (License) ay dib uga soo cusboonaysiistaan baanka dhexe.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here