Baarlamaanka Somaliland Oo Aqlabiyad Ku Taageeray Heshiiska Dekkeda Berbera (Daawo)

0
33

Golaha baarlamaanka Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ku taageeray heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee dekkeda Berbera ee ay kala sexeexdeen Dawladda Somaliland, Itoobiya iyo shirkadda DP world.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here