Baashe Maxamed faarax oo loo doortay Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland

0
184

Guddoomiyaha Cusub ee Saaka Loo Doortay hoggaaminta golaha wakiillada ayaa kadib ka dareen celiyey doorashada la doortay

Hargeysa (Hubaal) Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiiladda ayaa loo doortay Baashe Maxamed faarax. Islamarkaanna wuxuu hal cod kaga guulaysatay Cabdiraxmaan Talyaanle.

 

Loolankan ayay labadda tartame kala heleen cod dhan 38 uu helay Cabdiraxmaan Talyaanle Iyo Gudoomiyaha cusub oo helay  39 cod.

 

Gudoomiyaha cusub ee Golaha Wakiiladda oo markii uu ku guulaysatay hoggaaminta Golaha Wakiiladda Warbaahinta la hadlay iyo dareenkiisa guulaysigga.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here