Bile Rafle Guuleed oo Kulan la Qaatay Maamulka iyo Ardayda Jaamacadda Camuud

0
141

Boorama(Hubaal)- Oday Bile Rafle Guuleed oo labadii maalmood ee u danbeeyay ku sugnaa magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa maanta kulan la qaatay Aradayda Wax ka barata Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Camuud ee duleedka magaalada Boorama.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here