BOGGA SABTIILAHA EE BOOBE: Ballan-qaad afka ah….Dib haddaan u aammino

0
20

Ballan-qaad afka ah….Dib haddaan u aammino… (Gorfeynta Barnaamajkii Doorashadii 2010kii ee Xisbiga Kulmiye)

“Wadaamaha la dawdabay,

Dan-yartay ka maqan tahay,

Raacdadu ma daallana,

Dorraad iyo shalay-jire,

Doorka maanta noo jire,

Dib-u-jire hadhow-jire,

Ninba weel u daray baa,

Deyn loogu leeyahay,

Diiwaanka qarankiyo,

Taariikhdu dug ma leh,”

 

Maansadii Awrka dooh ma lagu yidhi ee Cabdi Iidaan Faarax ee Deelleeydii kuna taariikheysneyd: 7/4/1980kii, Hargeysa,

 

Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.com,www.dharaaro.com

Qormada: 2aad

14/12/2014ka, Hargeysa,

 

Si Aad Uga Bogato Nuxurka Gorfeyntan Oo Dhamaystiran Fadlan Guji Sawirka Hoose oo ah Jeldiga Sare ee Buuggii Cagaarnaa Ee Ballanqaadyadii KULMIYE Doorashada Ku Galay

Kulmiye

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here