HUBAALMEDIA.COM
Boqor Buur-Madow Oo Shalay Dalka Kusoo Laabtay Kana Hadlay Shir La Sheegay Inay Beeshiisu Qabsanayso
June 4, 2017 - Written by Mustafe Faro

Hargeysa (Hubaal) “Hawlaha isugaya waan garanayaa si degan oo miisaan leh oo wadatashi leh, oo annagu madax-dhamaeedkayagu, shacabku wuxuu doonayo ayaanu u go’aaminaa uguna ducaynaa, rabitaanka shacbiga ayaanu ku shaqaynaa oo dusha waxba kaga keeno, waxay doonayaan ee markaasi ah shir aayahooda ah ayaanu doonaynaa inaanu toosino.” sidaasi waxa yidhi Boqor Cismaan aw-Maxamuud Buur-madow oo kamid ah madax-dhameedka Somaliland oo shalay maruu kasoo laabtay safar uu ugu maqnaa Imaaraadka Carabta, saxaafadda kula hadlay magaaladda Hargeysa.

buur madow

Boqor Cismaan Buur-madow waxa kale oo uu jawaab ka bixinayay su’aal ay warbaahintu ka weydiisay wasiirro iyo siyaasiyiin ku lug leh shirka beesha uu kasoo jeedaa qabsanayso, oo lala xidhiidhiyay inuu siyaasadaysan yahay, waxaanu yidhi “arrinkaasi arin meel kadhac ah weeyi, wax ka jiraana majiro. Wasiirro is haya iyo siyaasiyiin beesha ku legdamaysa midina ma jirto. Reerku isaga ayaa inuu shiro oo tashado ay kasoo go’day, isagaana wata haday aqoonyahan tahay iyo haday qurbajoog tahayba, waanay isku waafaqsan yihiin, waa arrin dhaqan, waa arrin horumarineed, waana ka dheer yahay wax siyaasad ah.”

Dhinaca kale waxa uu boqor Cismaan Buur-madow meesha ka saaray in shirka beesha uu kasoo jeedaa qabsanayso ay door ku leeyihiin xisbiyada mucaaridka, waxaanu yidhi “wax xisbi ah oo lagu casuumayaa shirkani ma jiro, waana arrimo dhaqan, beeshuna aayaheeda ayay kaga tashanaysaa dhaqan dhaqaale, oo dalkeenna abaaraa ka dhacay, wax siyaasad ah oo aanu ka yeelayno inay soo galaan ma jirto, waanu dhacayaa shirkaasi.” Sidaasi ayuu kusoo afmeeray hadalkiisa Boqor Cismaan Buur-madow

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews