BUUHOODLE: Cisbitaalka Guud Ee Daryeelka Oo Dib Loo Furay (DAAWO)

0
15

Cisbitaalka Caalamiga ah ee Daryeel ee Magaalada Buuhoodle ayaa dhowaan dib loo furayaa sida ay sheegeen hawlwadeenada caafimaadka ee Gobolka Buuhoodle.

 

Cisbitaalka daryeel oo xadhiga laga jaray sanadkii 2008 ayaa waxaa lagu dhisay kharash gaadhaya ilaa Hal Milyan oo dollar, isagoo maalgelintiisa uu lahaa Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye, wasiirka wasaaradda caafimaadka ee JSL, waxana Cisbitaalku hadda xidhnaa muddo dheer, ka dib markii ay la soo derseen deegaanka uu ku yaallo xaalado amni-darro oo dib u dhac ku keenay guud ahaan bulshada halkaasi ku dhaqan.

buuhoodle

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here