C/raxmaan Cabdiqaadir Oo Ka Hadley Xil Ka Qaadistii Jaamac Shabeel

0
1

Hargeysa (Hubaal)- Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo in muddo ah aan ka soo dhex muuqanin siyaasada iyo saxaafada Somaliland ayaa waxa uu ka hadley xil ka qaadistii Jaamac Shabeel Lagu sameeyay isagoo sheegay in arinta lagu sameeyey Jaamac shabeel ay tahay Kulmiye caadadii balse aaney ceebtii aheyn. Sidoo kale SIyaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ayaa waxaa uu ka hadley xaalada uu maanta uu dalku marayo isagoo oo talooyin dhaxal gal ah u soo jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi.

SHARE
Article horeMadaxwaynaha Somaliland Oo Qaabiley Tobankii Hablood Ee Ugu Sareeyay Imtixaankii Dugsiyada Dalka
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here