Cabdi Maxamuud Cumar Oo Xabsi la geeyay + Hub Iyo Rasaas Loogu tagay Guriga Uu Addis Ababa Ka Deganaa

0
3

Cabdi Maxamuud Cumar oo muddo bil xabsi guri ku ahaa Addis ababa ayaa ay ciidanku ka kaxeeyeen, waxaana la gaynayaa xabsi.

Telefiishenka Itoobiya ayaa baahiyay muqaalka madaxweynihii xukunka laga tuuray ee DDSI, Cabdi Maxamuud Cumar oo ay ciidanka Federaalka ka kaxaynayaan guriga uu ka degan yahay magaaladda Addis ababa.

Geesta kale telefishenka Etv waxa uu baahiyay muuqaalka hub isugu jira qoriga AK 47 ah iyo baastoolado, kuwaas oo laga dhex helay aqalka Cabdi Maxamuud Cumar.

DAAWO:

Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in Cabdi Maxamuud uu heli Garsoor iyo maxkamad caddaalada

SHARE
Article horeXuseen Cabdi Ducaale Oo Iska Fogeeyay Eedo Musuq-Maasuq Oo Lala Xidhiidhiyay Intii Uu Wasiirka ahaa
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here