Cabdilaahi Jawaaan Oo Xisbiga KULMIYE Ka Baxay + Xaguu Ku Socdaa?

0
102

Hargeysa (Hubaal):- Cabdilahi Jawaan la taliyihi hore madaxweyne Siilanyo ee arimaha doorashooyinka  ayaa shaaciyey in uu iska casilay xubin nimadii uu ka ahaa xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye. Cabdilaahi Jawaan ayaa eedo u jeediyey xisbiga Kulmiye isla markaana muu shaacinin xisbiga uu ku biiri doono

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here