Cabdixakiin Siciid Bustaale Oo Ka Hadlay Dib-u-dhaca Doorashooyinka Iyo Socdaalkii Madaxweynaha Ee Gobollada Bariga

0
1

Hargeysa (Hubaal) Cabdixakiin Siciid Bustaale oo tirsan xisbiga talada haya ee Kulmiye, sidoo kalena ka mid ahaa xubnihii guddida Olalolaha ee xisbigaas doorashadii madaxtooyada ee sanadkii hore dalka qabsoontay, ayaa markii u horreysay ka hadlay aragtidiisa ku aadan dib-u-dhaca la tilmaamay inuu ku yimid doorashada wakiillada iyo goleyaasha deegaanka, iyo qaabka ugu haboon ee loo qaabi karo. Siyaasigan oo Waraysi siiyay Somali cable ayaa sidoo kale ka hadlay hadalkii madaxweynaha Kililka 5aad ee ka dhan ahaa Somaliland

SHARE
Article horeDawladda Somaliland Oo Jawaab ka bixisay Hadalkii Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Soomalida
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here