HUBAALMEDIA.COM
Cali-Gurey Oo Soo Saaray Liiska Guddi Uu Garabkoodu U Qoondeeyey Qaban-qaabada Shir-weynaha UCID
October 5, 2016 - Written by Editor-in-chief Hassan-Keefkeef

Akhri: Magacyada Shantan Xubnood ee Garabka Jamaal Cali Xuseen  Magacaabeen

cali-guray

Hargeysa (Hubaal) – Garabka uu hoggaamiyo Jamaal Cali Xuseen oo katirsan xisbiga UCID, ayaa magacaabay shantii xubnood ee loo qoondeeyey inay qayb ka noqdaan tobanka xubnood oo la amray inay qaban qaabiyaan shirweynaha xisbiga UCID oo ay dhawaan maxkamadda sare ee somaliland xukuntay in lagu qabto muddo lixdan maalmood gudahood ah. Qoraalka lagu shaaciyey xubnahan shanta ah oo uu ku saxeexan yahay guddoomiye-ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Md. Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey), ayaa lagu sheegay in iyadoo la fulinayo go’aankii maxkamadda sare uu garabkoodu magacaabay shan xubnood oo kamid noqon doona tobanka qof ee la filayo inay qaban qaabiyaan shirweynaha xisbigaas oo dhawaan la filayo inuu qabsoomo. Xubanaha shanta ee uu garabka Jamaal Cali Xuseen Magacaabay, ayaa waxa ay kala yihiin:

  1. Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Suld. Diiriye
  2. Xuseen Caynaan Faarax.
  3. Xuseen Xasan Bad-maax.
  4. Aadan Cali Yoonis
  5. Cali Maxamed Xasan

Garabka uu hoggaamiyo Faysal Cali-waraabe, ayaan iyagu wali magacaabin xubnaha garabka kale soo magacaabay, waxase la filayaa inay iyaga laftoodu dhawaan shaacin doonaan xubnaha qaban-qaabada shirkaas uga qaybgeli doona, inkasta oo labada masuul ee garabyada xisbiga kala hoggaaminayaa dhawaanahan is-weydaarsanayeen hadallo xanaf leh oo keeni kara inay sii kala fogaadaan.

13654263_1179383948790650_6892851438633326974_n

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews