Caynabo: Mashaariic Caafimaad Oo Xadhiga Laga Jaray (DAAWO)

0
56

Maamulka gobolka iyo mas’uuliyiinta caafimaad ee Gobolka Saraar ayaa xadhiga ka jaray xarunta daaweynta cudurka qaaxada  ee Degmada Caynabo iyo xanaanada hooyada iyo dhallaanka ee Degmada Oog ,xarumahaas  oo dhowaan halkaa laga hirgeliyey.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here