Ceel Biyoodkii Qori-dheere Ee Degmada Gar’adag Oo Dib Loo Furay (DAAWO)

0
33

Dadaal wada shaqayneed oo ay sameeyeen Xafiisyada isuduwayaasha Biyaha ee Gobolada Sool iyo Togdheer ayaa dib loogu furay ceel biyoodkii tuulada Qori dheere ee Degmada Gar’adag kaasoo fadhiyey in muddo ah furitaankiisuna ku soo beegmay xilliga jiilaalka oo ay biyo yaraan ka taagan tahay meelaha qaarkood.

ceel biyoodka garadag

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here