“Ciidamada Qaranka Waa In Ay Tuko-raq Sii Dhaafaan”..Faysal Cali Waraabe

0
51

Hargeysa (Hubaal):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Fayal Cali Waraabe ayaa maanta waxa uu si adag uga hadley dagaalka Tuko-raq isaga oo Ciidamada Somaliland ugu baaqay in ay hore u sii socdaan ilaa ay ka gaadhayaan xuduudooda. .

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here