Ciidamo iyo Tiknikadoodii Oo Ka Soo Goostay Maamulka Goboleedka Soomaaliya ee Puntland oo Somaliland Ku Soo Biiray

0
1

Laascaanood (Hubaal)- Ciidamo tiro badan oo ku gaashaaman gaadiidka tiknikada iyo hubka fudud ayaa waxa ay maanta ka soo goosteen maamul Goboleedka Puntland, Iyagoo Ciidamada Qaranka Somaliland ku soo biiray, Waxaana Ciidamadan lagu soo dhaweeyay Duleedka Magaalada Laascaanood.

SHARE
Article horeMadaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Ingiriiska U Qaabilsan Somaliland Ambassador David Concar
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here