HUBAALMEDIA.COM
Cismaan Hindi Oo Ku Geeriyooday Dalka UK
September 18, 2016 - Written by Mustafe Faro

cismaan-hindi1London (Hubaal):-  Waxa goor dhaweyd Magaalada London ee Cariga Ingiriiska ku Geeriyooday Siyaasi Cismaan C.laahi Cigaal “Cismaan Hindi” oo Saaxada Siyaasadda Somaliland ku soo dhex jiray Dhawr iyo Tobankii Sanno ee u danbeeyay.

Alle ha u naxariistee Marxuun Cismaan C.laahi Cigaal “Cismaan Hindi” oo Mudooyinkii u danbeeyay ku dhex jiray arimo dhinaca Ganacsiga ah ayaa Salaanka Siyaasada Somaliland ka soo Fuulay Xisbiga Kulmiye Xiligii uu Mucaaridka ahaa Waxaanu ahaa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Maroodijeex hasa yeeshee Waxay isku dhaceen Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Xiligaas haatana ah Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Waxayna Taasi Keentay in Gudida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye ay Gebi ahaanba ka qaadeen Xilkii iyo Xubin-nimadii Xisbiga Kulmiye Mudo Kooban Kadib Wuxuu ku Biiray Xisbigii Talada Somaliland Hayay ee uu Hogaaminayay Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Waxaanu u Magacaabay Afhayeenka Xisbigii Udub Xilkaas oo uu hayay ilaa Burburkii Xisbigaas.

Alle ha u Naxariisto Marxuun Cismaan Hindi Qoyskii,Qaraabadii Iyo Ehelkii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ha ka siiyo.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews