HUBAALMEDIA.COM
Daacish Oo Sheegatay Markii Ugu Horeysay In Ay Dil Ka Fulisay Magaalada Muqdisho
March 29, 2017 - Written by Mustafe Faro

daacishta soomaaliya

Muqdisho:(Hubaal)-Kooxda Daacish ee ka dagaallanta buuraleyda galgala ee maamulka Puntland, ayaa markii ugu horeysay sheegatay in ay sarkaal ka tirsan nabad-sugida Soomaaliya ku dishay magaalada Muqdisho, kaddib war ay ku shaaciyeen wakaaladda wararka u faafisa.

Ilaa iyo hadda ma jiro war ka madaxbanaan sheegashada Daacish ama ka soo baxay dowladda federaalka ee Soomaaliya oo ka hadlay sarkaalka sarkaalka ka tirsanaa nabad-sugida.

Kooxda Daacish ayaa hore u sheegatay in ay ka howlgasho deegaannada dowlad gobolleedka Puntland, hase ahaatee sheegashadan ah ah in ay howlgal ka fuliyeen ayaa noqonaya kii ugu horeeyay.

Sanadkii hore ayey aheyd markii kooxo uu hogaaminayo ninka lagu magacaabo Sheekh Cabdiqaadir Muumin oo ka goostay Al-shabaab ku dhawaaqeen in ay ku biireen kooxda ISIS ama Daacish, waxaana ay kooxda ka howlgashaa deegaanno ka tirsan Puntland.

Ugu danbeyntii, dhaq dhaqaaqa ISIS ee Soomaaliya ayaa ah mid yar, marka loo eego Kooxda Al-Shabaab oo aad ugu xooggan Soomaaliya

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews