DAAWO Agaasimaha Guud ee wasaaradda shaqo-galinta oo Naafadda JSL Maanta u furay kulan dib loogu eegayo xeerka shaqaallaha+SAWIRRO

0
1

Agaasimaha Guud ee wasaaradda shaqo-galinta oo Naafadda JSL Maanta u furay kulan dib loogu eegayo xeerka shaqaallaha

Hargeysa (Hubaal)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda shaqo-galinta iyo Arrimaha bulshada JSL Md. Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase) ayaa maanta xubno kamid ah Naafada Somaliland u furay kulan ku saabsan sidii dib u eegis iyo waxkabadal loogu samayn lahaa xeerka shaqaallaha rayidka ah.

Kulankan oo a dhacay hoolka wasaaraddaasi ayaa daba socday qorshe ay Wasaaradda baryahanba ku hawlanayd kaasoo dib loogu eegayo isla markaana kaabis iyo waxkabadal loogu samaynayo xeerka shaqaalaha raydka ah.

Warbixin arrintaasi khusaysa halkan ka daawo

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here