DAAWO: Badhasaabka Gobolka Maroodi-Jeex Oo Shaaciyay Goobta Dhisme Kale Oo Loo Raray Xarunta Gobolka

0
20

B adhasaabka gobolka maroodijeex ayaa ka warbixiyey guuritaanka xafiiskii Gobolku u soo guuray Dhismahii hore ee wasaaradda arimaha Gudaha. Ka dib markii dhowaan ay wasaarada arimuha guduhu u wareegtay dhisme balaadhan oo casri ah oo loo dhisay.

badhasaabka hargeysa jeeniyare

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here