DAAWO: Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Hanaanka Loo Ilaaliyo Madaxweynayaasha

0
18

barnaamij ayaa lagu soo qaatay qaabka loo ilaaliyo madaxweynaha dalka Maraykanka

Madaxweynaha Dalka Maraykanku waxa uu si nabadgelyada aqalka cad kaga baxaa dhowr jeer todobaadkiiba, ama boqolaal jeer sanad walba. laakiin socdaalka mdaxaweynuhu ma aha jiiro fudud oola iska soo gelayo, laakiin waa mid leh culayskeeda oo u baahan boqolaal saacadood oo shaqo ah,isgaadhsiin dhammaystiran   iyo agabka dhanka ammaanka lagaga shaqeeyo kaasoo xaddi ahaan  anfaci kari lahaa Millateri meel degan

ilaalinta madaxweynayaasha

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here