HUBAALMEDIA.COM
DAAWO Fanaannada Caanka Ah Ee Calanka U Sidi Jirtay Hobollada WAABERI Sahra Axmed Jaamac Oo Xalay Wacdaro Ka Dhigtay Cawayskii Ciidda
July 6, 2016 - Written by Editor-in-chief Hassan-Keefkeef

HUBAAL Channel: DAAWO Fanaannada Caanka Ah Ee Calanka U Sidi Jirtay Hobollada WAABERI  Sahra Axmed Jaamac Oo Xalay Wacdaro Ka Dhigtay Cawayskii Ciidda

  Waxaa uu Telefishanka Horn Cable Baahiyey  Barnaamij Aad u xiiso badan oo aanu dhiggiisu  beryahan soo marin masraxa fanka.  Waxa ay ahayd madal kulmisay foollaadkii masraxa hobolladii la hollin-waayay ee WAABERI oo ay caways Toos ah [Live Show] Hargeysa ka shideen munaasibada Ciidul-fidriga.  Xiddiguhu iskuma jiraane waxa ay ahayd  Fanaannadii waqtiyada qaar  calanka u siday fanka Sahra Axmed Jaamac oo aan beryahaa masraxa lagu arag balse xalay boodhka ka tuntay qaar kamid ah heesihii qaraamka ahaa ee  lagu yaqaanay.  Bal muuqaalkan  ila wadaag Waa Maamo Sahra Axmed  Jaamac Oo Walow ay Waayeeshay haddana aanay  siiqaddii codkeedu waxba iska dhimin, waxay ku luuqaynaysaa heestii [….Oo Soo noq-noqoshada hayga moodin nacasnimo].

Sahra Axmed

 

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews