DAAWO Isedelka Horumarineed ee Ka Muuqda Laascaanood Mudadii uu xilka hayay xoghayaha fulinta degmadu

0
8

DAAWO Isedelka Horumarineed ee Ka Muuqda Laascaanood Mudadii uu xilka hayay xoghayaha fulintu

Tan iyo markii uu xilka la wareegay xoghayaha fulinta ee gobolka Sool Cabdiraxmaan Khadar Maxamuud (Gaas) waxaa isbedel muuqda uu KU yimi nidaamkii maamul iyo haykalkii dawladnimo ee gobolkaas guud ahaan, gaar ahaan shaqadii xafiiska dawlada hoose e degmada Laascaanood.

Mudadaas Waxa uu Xoghaye Gaas hawl geliyey dhalintii iyo Aqoonyahankii gobolka u dhalatay isaga oo meesha ka saaray qabyaalladii iyo kala soocii bulshada. Sidoo kale Waxa uu xogyuhu dardar geliyey iskaashiga bulshada ee dhinaca horumarka, isagoo ku dhiirigeliyey wax wada qabsiga iyo sifaha horumarka lagu gaadhi karo.
Muddadaas uu xafiiska joogay xoghayuhu Waxa uu wax ka qabtay oo indhaha caafimaadka qabaa ka marag kaceen horumarka ay Laascaanood ka samaysay dhinaca Adeegyada aasaasiga ah ee bulshada Sida caafimaadka, waxbarashada, wadooyinka IWM.

Xoghayaha degmada laascaanood ayaa xadhiga kajaray xaruMO ganacsi oo lagu soo kordhiyay magaalada laascaanood
Xaruntan ayaa waxaa hirgeliyay dhalinyaro mufakiriin ah oo is kaashaday.
Xoghayuhu uga mahdceliyay dhalinyarada layimi hiigsiga ganacsiga sidoo kalena ugu baaqay dhalinyarada kale ee gobolka inay ku daydaan hormuudka dhalinta maanta.

Hadaba daawo qaybta 1aad ee qaar ka mid ah muuqaallada waxqabadka xogahaya Laascaanood horseeday.

Lasoco

SHARE
Article horeDaawo Wefti uu Hoggaaminayo Afhayeenka Wasaaradda Waxbarashadu oo Buuhoodle Gaadhsiiyey Buugaagta Manhajka Somaliland
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here