DAAWO: Masuuliyiinta Cusub Ee Wasaaradda Warshadaha Oo Maanta Xilkii Kala Wareegay Kuwii Hore

0
19

Wasiir ku xigeenka iyo agaasimaha guud ee wasaaradda wershadaha Somaliland oo dhowaan madaxweynuhu magacaabay ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilalkooda,waxaana wasiirkii dhawaan xilka iska casilay ee Abiib Diire Nuur uu xilkii ku wareejiyay wasiir ku-xigeenka cusub ee wasaaraddaasi loo soo magacaabay

xilwareejin

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here