DAAWO: Ololaha Talaalka Dabaysha Oo Si Rasmi Ah Uga Bilaabmay Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland

0
18

Ololaha Talaalka cidhibtirka dabaysha ayaa  ka furmay guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka somaliland, waxaana loogu talo galay inay talaalka ka faa’iidaystaan Kumanaan caruur ah oo da’doodu ka yar tahay shan sanadood.

talaalka dabaysha

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here