HUBAALMEDIA.COM
DAAWO SAWIRRADA: Hoggaanka Sare ee Xisbiga KULMIYE oo Hadhimo Ku sharfay Guddoomiyaha KULMIYE /Cardiff
August 15, 2016 - Written by Editor-in-chief Hassan-Keefkeef

Hargeysa (Hubaal) -Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Qado Sharaf Ku Qaabilay Gudoomiyaha Iyo Gudida Laamaha Cardiff Ee Xisbiga Kulmiye (Sawirro) Gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee laanta cardiff mudane cali maxamed xaaji xasan ( Cali ciise ) iyo guddiga laamaha cardiff iyo Bristol oo ka mid ah hogaanka sare ee dalka ingiriska . Ayaa lagu soo dhaweeyey xarunta guud xisbiga kulmiye ee magalaada hargaysa . Halkaas oo ay kulan kula qaateen guddoomiyahah ahana musharaxa muuse bixi iyo golaha fulinta xisbiga.

 Waxaana kukankaasi ahaa mid xog waraysi ah isla markaana laga wada hadlay dar dar gelinta hawlaha xisbiga kulmiye ee dalka ingiriska . Isfaham iyo wada shaqeyntii ka dhaxeysay madaxda guud iyo madaxda laamaha ingiirka . Ka dib  kulankaas marku soo idlaaday ayaa hadhimo sharfeed ugu sameeyeen (Hana Hotel) hogaanka guud xisbiga kulmiye madaxda xisbiga kulmiye ee dalka ingiriiska .

14012623_581816038656923_1212276389_o-vert

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews