HUBAALMEDIA.COM
DAAWO SAWIRRADA:Ergooyin reer Somaliland Ah Oo Ka Qeyb-galaya Shirka Sanadlaha Ah Ee Xisbiyada   Socialist International  Oo Ka Qabsoomaya Wadanka GHANA
October 5, 2016 - Written by Editor-in-chief Hassan-Keefkeef

Hargeysa (Hubaal) – Ururka ay ku bohoobeen 129 Dal ee Xisbiyadda Socialist International ayaa Sanadkan waxa uu ka dhacayaa   Magaalo Madaxda Dalka Ghana ee Accra,iyada oo uu Xisbiga Ucid uu Ururkaasi Xubin ka yahay.

Haddaba Habeenkii Xalay ee 04/10/2016 waxa Xaflad lagu sagootinayo laba Xubnood oo shirkaa ka qayb galaya lagu qabtay Xaafadda  East Ham ee Bariga Magaalada London,iyaga oo halkaa kusoo bandhigay Faa’iidooyinka uu Shirkaasi Somaliland u leeyahay.

Mustafe Ibraahim oo ah Xoghayaha Maaliyadda Xisbiga Ucid isla markaana ka tirsan Guddida Ictiraaf Raadinta Somaliland ee Uk iyo Saciid Cumar Axmed(Saciid Uicd) oo isna ka tirsan Guddida Fulinta Xisbiga Ucid ayaa shirkaa ka qayb galaya, iyada oo lafilayo in uu 10/10/2016 ka furmo Magaalo Madaxda Dalka Ghana ee Acra.

Geesta kale Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe,ayaa lafilayaa in uu isna Shirkaa ka qaybgalo isaga oo kasoo kici timaya Magaalo Madaxda Somaliland ee Hargaysa si uu uga mid noqda Xubnaha Xisbiga Ucid ku Matalaya Shirka ay ku bohoobeen Xisbiyada Socailist International.

Ugu danbayntii Xafladda lagu sagootinayay Xubnaha Ka dhoofayay Magaalada London ayaa waxa ay kusoo dhamaatay Jawi aad u wanaagsan.

14590313_10210330490199845_8438287444302126778_n-vert

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews