DAAWO SAWIRRO Badan Oo Bilic Leh oo HUBAAL MEDIA Idiinka Soo Diyaarisay Madashii Qalin-jebinta Jaamacadda Hargeysa Ee Maanta

0
37

Hargaysa(Hubaal )-Dufcaddii 11aad ee sanadkan 2014-ka Ka Qalinjebisay Jaamacadda Hargeysa ayaa munaasibad si heer sare loo agaasimay loogu qabtay Hoolka Jaamacaddaas.

Dufcaddan oo tiro ahaan ka koobnayd 793 arday oo ka qalinjebiyey kulliyadaha kala gedisan ee Jaamacaddu ka kooban tahay waxa ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Arday, Waalidiin, Madax dhaqameed, Aqoon yahanno, Madaxda Saddexda xisbi qaran, Xildhibaanno iyo Marti sharaf aad u tiro badan.

Haddaba Halkan Ka DAAWo Muuqaallo Gaar ah Oo Bahda HUBAAL Ay Maanta Idiinka soo diyaarisay Xafladdaas, waa Sawirro Xul Ah oo Illaa Boqol Gaadhaya, Waxaanay Hor dhac u tahay dhawr qaybood oo aanu idiinku kala qaybinay sawirradaas

IMG_0557-vert
IMG_0568-vert
IMG_0610-vert
IMG_0691-vert
IMG_0758-vert

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here