Daawo: Tallaabadii U Horeysay Ee Uu Qaado Xoghayaha Cusub Ee Dawladda Hoose Ee Hargeysa

0
24

Hargeysa (Hubaal) – Xoghayaha dawladda hoose ee Hargeysa, Ibraahim Axmed Raabbi oo dhawaan uu xilkaasi u Magacaabay Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, ayaa maanta bilaabay Kormeer uu ku soo maray qaar ka mid ah Xarumaha Degmooyinka Caasimadda Hargeysa.

Kormeerkan Xoghayaha oo ay ku wehelinayeen Xildhibaanno ka mid ah Golaha deegaanka Hargeysa, ayaa waxa ujeeddadiisu ahayd u kuur-gelidda hawlaha Maamulka degmooyinka Lixda ah ee Caasimadda Hargeysa.

xoghayaha dawladda hoose

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here