Daawo Video: Haddaad Xoog Isticmaalaysaan Kaalaya Oo Anagana Nagu Dara” Jaamac Shabeel. Hadaydun joojin waydaan,ragbay kaareyaal soo kexeen doonaan” C/laahi Abokor

0
23

Hargeysa(Hubaal) Guddoomiyiha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel iyo wasiir ku xigeenkii hore ee aminiga C/laahi Abokor ayaa xukuumadda uu hogaaminayo Siilaanyo uga digay fawdada ay dalka ku hayaan iyaga oo ka hadlay xadhiga masuuliyiinta xisbiga iyo xildhibaanada lagu xidhay Berbera

jamac shabel iyo cabdilahi abokor

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here