Daawo Video: “KULMIYE Xisbi U Burburaya Maaha Innamo Wasiiro Ah Oo Leh Xil Ku Ilaashada Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Caydooda” Axmed Cilmi Yare

0
50

Hargeysa (Hubaal) Agaasimii hore ee wasaaradda dib u dejinta Somaliland Axmed Cilmi yare ayaa ka hadlay in aanu xisbigu u burburi Karin inamo yaryar oo xil ku ilaashada cayda Muuse biixi Iyo Maxamed kaahin, sidoo kalena sheegay in Kulmiye uu soo samara marxalado ka adag tan immika taagan

Halkan ka daawo muuqaalka isaga oo ka hadlaya arrimahan

axmed cilmi yare

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here